Banaan bax looga soo horjeeday Dhismaha maamulka Hirshabelle oo maanta la dhigay

Waxaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacay banaan bax balaaran oo looga soo horjeeday sida loo wado iyo qaabka loo marayo dhismaha dowlad goboleedka Hirshabelle . Banaan baxa maanta ka dhacay magaalada Baladweyne ay ka qeyb qaadanayeen qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaaladaasi ayey uga soo horjeedeen in laga laabto … Continue reading Banaan bax looga soo horjeeday Dhismaha maamulka Hirshabelle oo maanta la dhigay